Isbedelka cimilada iyo xog la'aanta bulshadeena
Dunida waxa ka socda dhaqdhaqyo laga sameynaayo cimilada isbadalaysa balse bulshadeena kama warqabto kamana qayb qaadato isbadalada ka socda caalamka taas oo ay sababteedu tahay ku baraarugsan la'aanta arrimaha khuseeya cimilada. deegankeena oo ay badbadina waxa ay inoo sahlaysa ka hortaga isbadalada ka socda caalamka kuwaas oo dhibatooyin waa weyn keenaya. Dhibaatada ugu badan ee deegakenu la kulma wa xaalufinta dhirta taas oo loo adeegsado sifooyin kala duwan sida qoryaysi,dhuxulaysi , iwm sidoo kalena ah sharci daro dhibataynaysana deeganka. Isla taas iyana waxa khatar ku jira kaymaha caalamka oo iyana mudooyinki u dambeeya isbedelka cimiladu keentay in ay gubtaan kaymaha ugu wawayna dunida kuwaas oo ay ku noolayen Kumanaan noole ah waxtarna ulahaa bulshada. Tani waxa ay sababaysa in aduunka sii kululado taas oo samaynaysa in barafka ku yaala cidhifyada aduunku uu dhalaalo iskuna badalo biyo kuwaas oo ugu dambaynta ku biiraya badaha waxa ay horseedaysa in dhulal badan oo dad deg...